Mahad Cabdalla Cawad oo loo doortay Guddoomiye ku xigeenka 2-aad

Waxaa haatan soo dhamaatay tirinta codadka gudoomiye ku xigeenka labaad ee barlamaanka Soomaaliya oo ay ku tartamayaan Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawa iyo Baqdaadi.

Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad ayaa ku guuleestay Doorashada Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya waxa uuna helay codad gaaraya 169-cod Musharax Xildhibaan C/Qaadir Bagdaadi uu isna helay 85-cod.

Baqdaadi oo tartankan meel wanaagsan soo gaaray ayaa u istaagay inuu ugu hambalyeeyo Xildhibaan Cawad guusha uu gaaray.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook