Nabadoon Xaad oo difaacay Madaxweyne Guuleed iyo Dood ku saabsan Xilka Qaadistii +Video

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Looga hadlay Xilka qaadista Lagu sameeyay Madaxwaynaha Galmudug C.kariim Guuleed, Iyo Sidaa ay suura gal ku tahay in Xilka laga qaaday dib loogu soo celiyo.

Barnaamijka oo Xiiso badan ayaa waxaa ka qayb galay Cali Seeko iyo Xasan Qalaad oo horey isku sharaxay Madaxwaynaha Galmudug, Nabadoon Maxamed Xasan Xaad iyo Maxamed Guuleed Gacmo-dheere .

Nadoon Xaad ayaa sheegay in Go’aanka Baarlamaanku uu yahay mid Khaldan, Sidoo kalana Qaar kamid ah Siyaasiyinta ayaa taageeray Xilka qaadista.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook