Safirka Somaliya ee wadamada Scandanavianka oo Warqadihiisa Aqoonsi ku wareejiyay Boqorka Sweden +Sawiro

Amd Cawaale Cali Kulane oo dhawaan loo soo magacaabay afarta wadan ee leesku yiraahdo Scandanavian ayaa warqadihiisa aqoonsi ku wareejiyay Boqorka dalka sweden.

Cawaale ayaa dhanka kale la kulmay Xukuumada sweden isagoo ku wareejiyay Aqoonsigiisa taasi oo laga aqbalay.

Ambasadorka ayaa dhawaan Waxaa Xaflad soo dhaweyn ah loogu qabtay Xaafada Tenta Halkaasi oo jaaliyada somaliyed ee dalka Sweden ka qeyb galeen.

Jaaliyadaha Somaliyed ee ku nool wadamada leesku dhaho Scandanavianka ayaa aaminsan in Ambasadorka oo waxbadan ka badali karo xiriirka ka dhaxeeyo somalida iyo wadamada .sweden, Denmark, Norway iyo Finland.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook