opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Salaad Cali Jeelle Digniin ‘Jaalle’ la siiyay kooxda Damjadiid +Video

Share

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa ka hadlay natiijadii doorashada Gudoomiye ku xigeenada Baarlamaanka ee maanta lagu kala baxay.

Wuxuu sheegay in guuldarrada Faarax Sheekh C/qaadir Digniin ‘Jaalle’ la siiyay kooxda Damjadiid, isla markaana ‘Roosaha’ la siin doono Xasan Sheekh Maxamuud oo u sharxan Xilka madaxweynaha.

Wareysi uu siiyay Idaacadda Dalsan ayuu ku sheegay in Doorashooyinka dhacay labadii maalmood ee ugu danbeysay ay rajo fiican ka soo baxday, laguna farxay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Salaad Cali Jeelle Digniin ‘Jaalle’ la siiyay kooxda Damjadiid +Video”

  1. kooshin says:

    aduunaka waxaa uga xun nin aan waxbaran dadka wareesiga ka qaaday hadane waligiisa aan school fadhiisani waa yaaba aniga dadka raadiyaasha lahe maxeeya waqtigooda iskaga dhuminaayan dadka sida salad cali jeele ama tarsan ama faroole ama shariifa sakiin ama mahamed ali amerikow red car ma yaqaana horta waligiisa footboll ,a dheelin meela lagu dheelayane ma uusan tagine waa ka xumahay dadkaas oo kalay hadii aan ka sugeenow nollal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook