Shariif Xasan Sheekh Aadan Waa Shaqsiga ugu Musuqmaasuqa badan +Cod

Ex- Xildhibaan Daahir Ciro ayaa Shariif Xasan Sheekh Aadan ku sifeeyey Shaqsiga ugu musuqmaasuqa badan Siyaasiinta Soomaaliya,isagoona sheegay in hadda uu maleegayo qorshe cusub maadaama uu sheegay in horay uu ugu guul dareystay in Gudoon barlamaan uu ka dhigo Xildhibaan Cabdi Rashiid Xidig.

Ciro ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga hor tago dhagaraha Siyaasadeed ee shariif Xasan wuxuuna carabka ku dhuftay in qaar ka mid ah shacabka u dhashay Koonfur Galbeed ay ku dhibaateysan yihiin.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook