opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Tacsi Jenaral Axmed Cabdulle Seed Sahal ( Jenaraal Joy)

Share

Inaa lililaahi waa innaa ilahiraajucuun Kullu nafsin daa’iqatul Mowd Allaha U Naxariisto Marxuumkaa

waxaa magalada Ohio ku geeriyooday allaha naxariistee Jenaral Axmed Cabdulle Seed Sahal ( Jenaraal Joy)

Waxaa tacsi tiiraanyo leh loo dirayaa Qoyskii iyo Asaxaabtii uu ka geeriyooday marxuum Jenaral Axmed Cabdulle Seed Sahal oo taariikhdu markay ahayd — ku geeriyooday magalada Ohio ee dalka Maraykanka

Waxaa tacsi gaara loo dirayaa dhamaan eheledii iyo qaraabadii uu ifka uga tagey waxaan leenahay samir iimaan allaha ha inaga siiyo dhamaanteen marxuumkana janadii fardowso allaha ka waraabiyo Aamin-Aamin

Halkaan waxaa tacsi tiiraanyo leh ka diraya.

1-Naasir Oriye diirshe

2-Nuur Oriye Diirshe

3-Madiino Oriyoe diirshe

4-Xakiibo Oriye Diirshe

5-Xaliimo Oriye diirshe

6-Maryan oriye diirshe

7-Xaawo Oriye diirshe

8-Cabdirizakh Oriye diirshe

9-Axmed Oriye Diirshe

10-Cisman oriye Diisrshe

11-Hooyo Madiino Jaamac Yare

12-Beelo Oriye diirshe
waxaan dhamaanteen tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Reer Axmed Cadulle Seed iyo dhamaan reer Cabdulle Seed Sahal meelkasta oo ay joogaan geerida ku timid marxuum Abti Axmed Cabdulle seed Sahal.

Illahay waxaan uga baryeynaa inuu kitaabkiisa midigta kasiiyo jano fardowsana ugu bishareeyo AAminnnnnnnnnnnnn AAminnnnnnnnnnn

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook