Xildhibaan Geeseey oo ka hadlay Sababta loogu guuleysto Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka +Cod

Musharaxii loogu guuleystay Xilka Guddoomiyaha Baralamaanka Soomaaliya Xildhibaan C/fitaax Geeseey ayaa ka hadlay guul daradii uu kala kulmay Xilkii uu isku sharaxay.

Waxa uu u mahad celiyay Xildhibaanada dadaalka ku bixiyay inuu soo baxo laakiin aanan u suurta galin inuu rumowo dadaalkooda.

Waxa uu fariin u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, uguna baaqay inuu Cadaalada ka shaqeeyo.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook