opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Mahad Abiib oo maanta maxkamad ubilaabatay +Somali soo buux-dhaafisay hoolka maxkamada +90 Sawirro +Video

Share

Maanta ayaa loobalansanaa Maxkamdii lasaarayay Mahad Abiib oo ahaa muwaadin somaliyeed oo dowlada Norway ku eedaysay inuusan Somali ahayn ee u kayimid Jabuuti.
Markii lasoogaaray xiliga ay Maxkamada bilaabanaysay ayaa waxaa soobuuxdhaafiyay somalida kunool Norway kuwaasoo taago u muujinayay Mahad Abiib .

Waxaa maanta sidoo kale kulanka goob-joob ka ahaa, inta badan tv-yada iyo wargeysyada ugu waaweyn dalkan Norway.
Mahad Abiib oo lahadlay dadkii usoobanan baxay ee taageerada umuujinyay ayaa usheegay –

in Norway ay tahay wadankiisii, isla markaana uu u dagaalami doono, sidii uu dib ugu soo ceshan lahaa sharcigiisii jinsiyada dalkan Norway. Hadii uu taa ku guuleystana, uu usii dagaalami doono xaqa dadka kale ee qaba dhibaatada xaga sharciyada ah.

 


 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Mahad Abiib oo maanta maxkamad ubilaabatay +Somali soo buux-dhaafisay hoolka maxkamada +90 Sawirro +Video”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook