Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo madaxweyne Farmaajo ka Dalbaday in Cidamo Amisom lakeeno Gaalkacyo +Cod

Inkastoo Wali ay xiran Yihiin Qaaar ka mid ah Wadooyinka magalada Gaalkacyo kuwasi oo sameyn ku yeeshay dagaalkii sanadkii hore ka dhacay daanta Galbeed ee Magalada Gaalkacyo ayaa waxaa arimahasi waxaa walaac xoogan ka muujinaya qaar ka mid ah waxgaradka Magalada gaalkacyo kadib markii ay shegeen in guddiyadii loo xilsaaray ay ku fashilmeen in ay ku furaan wadoyinka magalada Gaalkacyo oo halbowla u ahaa ganacsiga magalada Gaalkacyo

Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo ka mid ah Waxgaradka reer Gaalkacyo lan hadlay Warbaahintaa ayaa dowlada soomaliya ugu baaqay in ciidamo ajnabi ah ay keenan magalada Gaalkacyo si buu yiri loo furo wadooyinka xiran.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook