Xage ku danbeyeen Ciidamadii huwanta ee ciidanka Galmudug ay horkacayen +Cod

Ciidamada Huwanta ee ay Horkacayan Ciidamada Nabad sugida Dowlad Gobaleedka Galmudug aya u ruqaansaday jihooyin cusub kadib dagaalo sacado badan qaatay oo ay ciidanka al shabaab kula galeen duleedka deganka camaara ee goabalka Mudug

Ciidankan oo fariisimo ku laha duleedka camara aya la shegaya in hada ay safarkoodii sii wateen waxana ciidankan ay yihin kuwo xoreen dona deganada al.shabaab ay kaga sugan yihiin gobalka mudug iyadoona reer miyiga deganadaasi ay ciidanka ariqal u sameyeen

cutubyo ciidankaasi ka mid aya la shegaya in ay saldhigyo hor leh ka sameysteen degano hoos yimada goobo u dhaw degano ay shabaabku ka agdhaw yihiin waxana ciidankaasi oo ka guuray goobihii ay dagnayeen ka warmay Gudoomiyaha Degaanka Camaara Yuusuf Salaad Muxumed waxa uuna sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay baneeyeen degaanka Camaara , islamarkaana xaalada degaanka ay hadda tahay mid Caadi ah.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook