opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

AKHRISO: Magacyadda iyo Qabiiladda Golaha Wasiiradda Cusub

Share

Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta ku dhowaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumadda Soomaaliya.

Liiska Wasiirada Cusub ayaa waxaa kasoo muuqdaay shaqsiyaad magac weyn ku leh siyaasadda Soomaaliya, sidoo kalana waxaa kasoo muuqday Shaqsiyaad aan la fileyn inay liiskaan kamid ah noqon doonaan.

Wasiirkii Hore ee Arimaha debeda C.raxmaan Bayle, Dr Maryam Qaasim, Madaxii hore ee BBC Yuusuf Garaad Cumar oo noqday wasiirka Arrimaha Dibadda, Ducaale oo noqday Wasiirka Amniga Qaranka, Juxa oo noqday wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Xubno kale.

Halkaan hoose ka Akhriso Golaha wasiirada iyo Qabiilada ay kasoo kala jeedaan.

Hawiye

1- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda, Hawiye, Habargidr, Ceyr
2- Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha, ( Abgaal , Harti , Obokar )
3- Eng. C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta, Hawiye, Abgaal, Wacbuudhan, Daa’uud.
4- Cabdiraxmaan Daahir Cismaan, wasiirka wabarashada iyo tacliinta sare, Xawaadle
5- Dr. Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Gaaljecel.
6-Eng. Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada, Baadi Cadde.
Daarood
1- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha, ( Majeerteen , Ciise Maxmuud)
2- C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka, Leelkasce
3- Amb. Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga, Daarood, Warsangeli.
4- Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka, Ogaadeyn, Cawilyahan
5- C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka, ( Dhulbahante)
Digil iyo Mirifle

1- C/rashiid C/llaahi Wasiirka Gaashaandhigga, ( Mirifle / Leysaan)
2- Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud, (Mirifle Hubeer)
3- Dr. Iimaan C/llaahi Cali, wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta, (Hadamo)
4- Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo Biyaha, Digil, Jiido
5- AVV. Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Cadaaladda, Garre.

Dir
1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen, Isaaq, Cidegale
2- C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda, ( Gada-Biirsi)
3- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Isaaq, Habar Jecle
4- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka, Dir, Surre
5- Xildhibaan Shiikh Nuur Maxamed Xasan, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dir, Biyamaal
6- Xildhibsan Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Shaqad iyo Shaqaalaha, Isaaq, Habar Yoonis.

Beesha Shanaad

1- Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha, Beesha Jareer Weyne, Shiidle.
2- Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga, (Yaxar)
3- Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka, Beesha Shanaad, Reer Xamar
4- Xildhibaan Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Beeraha, Beesha Shanaad, Carab Saalax

5-  Xil. Eng.  Cabdirashiid Maxamed Axmed , Wasiirka Macdanta iyo Batroolka , Gendershe

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

2 thoughts on “AKHRISO: Magacyadda iyo Qabiiladda Golaha Wasiiradda Cusub”

  1. Muuse muqtar says:

    Waxaa run ah in ra isul wasaraha soomliya uu si wanaksan uga firsaday wasirada uu xukumadisa waxana alle uga rajenayaa in uu kugulesto hogaminta wadankena oo in mudo ah xasili wayay Mahadsanid

  2. maxaa iga galay see Lee waaye says:

    hhhhh maxaa meesha ka socda war naga dhaafa qabyaalada waa qudhune wadan ka Waxaad ku soo dooratiin rag aqoonta uleh xilalka aad ku magacawdeen 4.5 qaadan meyno

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook