Cristiano Ronaldo oo Neynaastiisa lasoo ogaaday+Sawiro

Kadib Markii uu Xalay ku dheeley Magaaladii uu ku dhashay Xidiga dalka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa Waxaa banaanka u soo baxday Neynaas layaab leh oo la sheegay in looga yaqaan Magaaladaas taas oo loogu yeeri jirey intii uusan Noqon Cayaaryahan weyn.

Mid ka mid ah ilmihii ay yaraantoodii wada baran jireen kubada Cagta oo lagu Magacaabo Andorinha ayaa sheegay in Markii uu yaraa Ronaldo loogu yeeri jirey ‘crybaby’ oo Minacno ahaan Noqoneysa Canugii oo yaaye Waana habkii uu u dhaqmi jirey sida uu sheegay.

Andorinha oo iska dhaafay Kubada cagta Markii uu Noqon waayey Cayaaryahan fiican ayaa xiligii ay ilmaha wada ahaayeen Waxa uu Ronaldo ka Garab dheeley 4 Mar waxaana uu sheegay in uu ooyi jirey hadii aad u baasi weyso kubada isaguna ma ogoleyn ayuu yiri in uu kubad kuu baaso sidaa daraadeed ayaa loogu bixiyey Neynaasta ‘crybaby’.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook