Dries Mertens oo gorgortan kula jira Man United

Cayaaryahanka kooxda Kubada Cagta Napoli Dries Mertens ayaa lasheegayaa in uu Wadahadal kula jiro Naadiga dalka England ee Manchester United Waxaana macaquul ah in uu u dhaqaaqo marka uu dhamaado Xiligaan.

Dries Mertens oo ah xidig aad Cajiib u ah ayaa Waxaa siweyn u doon doonaya Macalinka Manchester United Jose Mourinho waxaana lasheegayaa in Wakiilkiisu ogolaaday in labilaabo Wadahadal labada dhinac ah.

Wargeysyada Premium iyo La Repubblica,ayaa daabacay in Manchester United ay aad ugu dhawdahay in ay soo afjarto heshiiska Xidigaan Garabka ka dheela kaas oo heshiiska uu kula joogo Napoli ka dhamaanayo bisha lixaad 2018.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook