opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Jose Mourinho oo dalka Croatia kula kulmay Wakiilka Ivan Perisic +Sawirro

Share

Macalinka kooxda Kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa lacadeeyey in uu Gaaray dalka Croatia Gaar ahaan Magaalada Madaxdiisa Zagreb halkaa oo uu kula kulmay Wakiilka Cayaaryahanka Inter Milan ee Ivan Perisic.

Jose Mourinho ayaa laga qaaday Sawir isaga oo lataagan Wakiilka Caanka ah ee lagu magacaabo Predrag Mijatovic kaas oo lasheegay in uu kala hadlay sidii uu uga iibin lahaa Cayaaryahanka uu wakiilka kayahay ee Ivan Perisic.

Predrag Mijatovic ayaa lasheegayaa in ay aqoon Wanaagsan isku leeyihiin Jose Mourinho iyaga oo ka soo Wada shaqeeyey Real Madrid oo uu ka ahaa daaragtar Waxaana uu markaan kala hadalayaa sidii uu ugu soo Gacan gelin lahaa Cayaaryahanka 28 Sano jirka ee u Cayaara Inter Milan Ivan Perisic.kaas oo uu si weyn u doon doonayo.

Ivan Perisic.ayaa hada ka mid ah Cayaartoyda Xulka dalka Croatia ee la dheeleysa Ukraine Waxaana lasheegayaa in ay Macquul tahay in uu u soo dhaqaaqo dalka England Gaar ahaan Manchester United oo siweyn u doon dooneysa.

GIUSEPPE MEAZZA STADIUM, MILAN, ITALY – 2017/01/28: Ivan Perisic of FC Internazionale celebrates after a goal of his team during the Serie A football match between FC Internazionale and Pescara Calcio. FC Internazionale wins 3-0 over Pescara Calcio. (Photo by Nicolò Campo/LightRocket via Getty Images)

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook