opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Lionel Messi oo laganaaxay 4 Cayaarood kadib markii uu caayay Hooyo +Sawirro

Share

Xidiga Xulka dalka Argentina ee Lionel Messi ayaa Cagaha kula jira fadeexad aad u daran kladib markii 4 Cayaarood looga Ganaaxay dalkiisa Hooyo uu Caayey.

Lionel Messi ayaa Sababta looga Ganaaxay Xulka dalkiisa mudo afar cayaarood ah Waxa ay tahay in lagu Cadeeyey in uu Caayey Hooyada mid ka mid ah Calanhaye yaashii Kulankii ay Chille kaga badiyeen 1-0 isaga oo yiri orod bax Hooyadaa waxaas ku Samee sharmuuto ayey ahayd.

Xulka dalka Argentina ayaa dheeley 11 Saacadood ka dib markii Cayaaryahankooda kabtanka ah ee Messi FIFA ka ganaaxday Cayaaraha Waxaana looga badiyey 2-0 iyada oo ay hoos u sii dhacday Rajadii ay kalahaayeen in ay u soo baxaan koobka aduunka 2018 oo Ruushaka lagu qaban doono.

Cayaaryahan Lionel Messi ayaan looga baran Xanaaqa nuucaan oo kale ah Waana Xidig Taariikhdiisa hal Mar oo kaliya Calaamada Casaanka ah iyada oo sidoo kale lafilayo in ay Hoos u dhacdo sumcadii uu lahaa maadaama FIFA shaacisay in uu Caayey Hooyo ka mid ah Hooyooyinka Caalamka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook