opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Liverpool oo laga ganaaxayo dhamaan suuqa kala iibsiga Cayaartoyda

Share

Kooxda kubada Cagta Liverpool ayaa lasheegayaa in ay qarka u Saarantahay in dhamaan laga Ganaaxo suuqa kala iibsiga Cayaartoyda kadib markii Xiriirka FA ga dalka England shaaciyeen in lagu hayo baaritaan.

Liverpool ayaa lagu eedeeyey in ay si sharci daro ah kula soo wareegeen Cayaaryahan da.yar oo kujirey Iskoolka kubada Cagta Naadiga Stoke City waxaana hadii lagu helo dambigaas lasaari doonaa Ganaax dheer sida lasheegay.

Wargeyska The Daily Telegraph ayaa daabacay in Kooxda Liverpool ay lakulmi karayso Ganaaxii kooxaha Barcelona Real Madrid iyo Atletico Madrid horay ula kulmeen waxaana kooxahaas lagu helay in ay si sharci daro ah heshiisyo ula Gaareen Caruur aan qaan Gaar ahayn hadana baaritaan ayaa ku socdaan kooxda Liverpool sida lacadeeyey.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook