Madoonaysaa Visaha Cimrada Gaar Madiina Travel iyo Hiiliye Travel +Video+Sawirro

Bishaaro Bishaaro waxaa dadwaynaha somaliyeed ee kunool Norway loogu bishaaraynayaa in labada shirkadood ee Madiina Travel iyo Hiiliye Travel ay idiinkeeneen Tigidho raqiis ah waxay kaloo idiin hayaan Visaha Cimrada iyo weliba xajka hadii aad u baahato.
Tigidhada Cimrada oo bakad tikid iyo hotel maka iyo madina + viso 1300kr jaaniskasna waxaa idiin haysa madina travel iyo Hiiliye Travel oo iska kaashaday sidii ay fursadahaan usiin lahaayeen Reer Norway.
Waxayna kukala yaalaan Madina Travel oo kuyaalaan.
Adresska : MOTZFELDSGATA 10
OSLO NORWAY
TEL: 21389015/ 96682087/ 96959331

 

Hiiliye Travel oo asna kuyaal halkii uu kasoo guuray masaajidka Somalida
Adress: Trondheimsgata 21
Tell: 21392311/ 48919140
Email: hiilyetravell@gmail.com

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook