opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xaflad lagu tagerayay Madaxwayne Farmaajo oo Norway lagu qabtay +Video +120 Sawirro

Share

Xaflad siwayn loosoo agaasimay oo lagu taageeyay dowlada cusub ee uu madaxwaynaha kayahay Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa shalay lagu qabtay caasimada Norway ee Oslo.
Xafladan ayaa waxaa kasooqayb galay dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada sidoo kale fanaaniin u hormuud u ahaa Bashiir Cali Xuseen.
intii ay xaflada socotay waxaa qadka teleefanka kaga qyb galay Raisal wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre oo u mahad celiyay jaaliyada Norway ee uu asagaba kamid ahaa wuxuuna u balan qaaday inuu iman doono Norway sida ugu dhaqsiyaha badan.
waxaa halkaas laga qaaday Heeso iyo Buraanburo, dhamaan wadaninimada xambaarsan.

 

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook