opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xulka qaranka Portugal oo lagaraacay +Sawirro

Share

Xulka qaranka Portugal oo uu Hogaaminayo kabtankooda Cristiano Ronaldo ayaa lagu Garaacay Magaaladii uu ku dhashay ee Medira kulan Saaxiibtinimo oo ay kula dheeleen dalka Sweden.

Kulankaan oo lagu dheeley Magaalada uu ku dhashay Xidiga dunida ugu fiican ee Cristiano Ronaldo ayaa ku dhamaaday 2-3 ay Guushu ku raacday Xulka Sweden Waxaana Portugal ay lahor mareen 2 Gool oo uu mid ka mid ah dhaliyey Ronaldo balse 3 ayaa loogu badalay.

Portugal (4-3-3): Marafona; Cancelo, Neto, Alves, Eliseu (Semedo 46); Pereira (Carvalho 46), Moutinho (Pizzi 46), Sanches; Martins (Gomes 78), Silva (Eder 46), Ronaldo.

Unused subs: Patricio, Varela, Pepe, Guerreiro, Fonte, Mario, Silva, Quaresma, Cedric.

Goals: Ronaldo 18, Granqvist OG 34.

Sweden (4-4-2): Johnsson; Krafth, Granqvist (Jansson 46), Helander (Hilkjemark 89), Hult; Claesson, Seb Larsson, Johansson, Sam Larsson (Durmaz 67); Thelin, Nyman (Berg).

Unused subs: Olsen, Nordfeldt, Lustig, Augustinsson, Ekdal, Forsberg, Hiljemark, Toivonen.

Goal: Claessen 57, 76, Cancelo OG 90.

Referee: Clement Turpin (France).

Attendance: 10,415.

Man of the match: Gelson Martins.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook