opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ahlusuna Oo Shaacisay Shuruuradaha ay Ku Xireen Wadahadalada Galmudug +Cod

Share

Afayeen u Hadlay Ururka Ahlusuna Waljamaaca Ee ka Arimiya Magaalooyinka Dhuusamareeeb Iyo Guriceel ayaa sheegay in aysan wax wada Xaajoooda La Gali doonin Dowlad Goboleedka Galmudug,ilaa Iyo Inta Laga Aqoonsanayo Maamulkooda.

C/qani Nuur Oo Sheegtay in uu Ka mid yahay Afayeenada ururka Ahlusuna ayaa Sheegay in Wadahadal dhexmara Galmudug Iyo Ahlusuna uu Ku xiran yahay in La aqoonsado Maamul uu Sheegay in ay ugu Magac dareen Gobolada Dhexe .wuxuuna Xusay in Dowlad Goboleedka Galmudug Ee Hada Shaqeeya uusan ahayn Maamul Sharci Ah.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Ahlusuna Oo Shaacisay Shuruuradaha ay Ku Xireen Wadahadalada Galmudug +Cod”

  1. ACSM: Dhamaan Maamulka iyo Shaqalaaha Wabs, Wardoon. iyo Shacabka xiriirka la leh Wabs, Wardoon.
    Salaan kadib. Waxaan Maamulka iyo Shaqalaaha u soo gudbinayaa in ay wax ka bedelaan Wareysiga ay dadka wareeysanayaan hadana Muusikada ku dhex shidayaan. mida kale Wariyaha dadka wareysanayo waa inuu marka hore soo diyaarsadaa wuxuu qofka weydiinayo. hada ninkaan maanta wareysanayey Afhayeenkaan ilaa hada cid fahantey ma jiraan. wariyaha wuxuu u baahan yahay in uu soo barto habka wareysiga dadka looga qaado, iyo habka loo weydiiyo wuxuu u egyahay ama loo qaadanayaa in uu baltoke qof ku jira oo kale ama fadhi ku dirir. Wabilaahi tawfiiq.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook