opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Akhriso Ganacsatada Gobolka Banaadir oo diiday Hogaanka rugta Ganacsiga

Share

War qoraal ah oo ay soo saareen gudiga ganacsatada gobolka Banaadir ayaa siweyn looga soo horjeestay guddoonka rugta ganacsiga Soomaaliyeed ee dhawan la doortay, iyaga oo cabasho arintaa ka dhan ah u gudbiyay mas’uuliyiinta dowladda.

Qoraalkooda ayeey ku sheegeen in wax kalsooni ah aysan ku qabin hogaanka sare ee rugta ganacsiga dowladdana looga baahan yahay in ay faragalin toos ah ku sameyso wax ka qabashada khilaafka ka dhax taagan ganacsatada iyo hogaanka sare ee rugta ganacsiga.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook