Atletico Madrid oo Gool Caato ah kaga badisay Leicester City +Sawirro

Kooxda Kubada Cagta Atletico Madrid ee dalka Spain ayaa Gool dirqi ah kaga badisay Naadiga difaacanaya Horyaalka dalka England ee Leicester City kadib Cayaartii Wareega sideed dhamaadka koobka Horyaalada lugta koowaad ee lagu dheeley Garoonka Estadio Vicente Calderon.

Goolka qura ee kulankaan ayaa ahaa mid kuyimid Rigoore shaki badan lagaliyey Waxaana Gool u badalay Weeraryahanka dalka France ee Antoine Griezmann daqiiqadii 26 aad ee Cayaarta ayuuna dhsahy iyda oo wixii ka danbeeyey layska dhalin waayey wax Gool ah oo kale.

Leicester City ayaa u muuqata mid heli karta fursad Marka latago Garoonkeeda 18 ka bishaan Maadaama looga badiyey Hal Gool oo kaliya.
MATCH FACTS

ATLETICO MADRID (4-4-2): Oblak 6, Juanfran 6.5, Godin 6.5, Savic 7, Filipe Luis 6.5; Gabi 7.5, Saul 6.5, Carrasco 7 (Correa 65), Koke 7.5; Griezmann 8, Torres 6 (Partey 75)

Subs not used: Cerci, Hernandez, Gaitan, Gimenez, Campos Moreira

Goals: Griezmann (28 pen)

LEICESTER CITY (4-4-2): Schmeichel 6, Simpson 6.5, Benalouane 7, Huth 7, Fuchs 6.5; Drinkwater 6, Ndidi 6; Mahrez 7, Albrighton 6.5; Okazaki 6 (King 45), Vardy 6 (Slimani 77)

Subs not used: Chilwell, Amartey, Zieler, Gray, Ulloa

Booked: Benalouane, Albrighton, Huth

Referee: Jonas Eriksson.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook