Barcelona oo sharafta looga qaaday Garoonka Malaga +Sawiro

Kooxda Kubada Cagta Barcelona ayaa Ceeb iyo Fool xumo kala kulantay Kulankii Horyaalka Spain ee ay ladheeleen kooxda Malaga Waxaana looga 2-0 iyada oo weliba Calaamada Casaanka ah laga siiyey Xidigooda Neymar biloowgii qaybta labaad ee Cayaarta.

Barcelona ayaa sidoo kale iska lumisay Fursad qaali ahayd waayo Waxay qaban lahayd Hogaanka Horyaalka Spain hadii ay ka badin lahayd Malaga waayo Waxaa bareejo Kulankeedii ku dhamaysatay Real Madrid oo ladheeshey Atletico Madrid.

Malaga (4-2-3-1): Kameni; Rosales, Hernandez, Llorente, Ricca; Recio, Camacho; Juanpi (Penaranda 67), Fornals, Juancar (Jony 84); Sandro (Charles 77)

Unused subs: Demichelis, Villanueva, Boyko, Duda

Goal: Sandro 32, Jony 90

Bookings: Ricca 37, Recio 45, Penaranda 70, Juancar 82

Barcelona (4-3-3): ter Stegen; Alba, Mathieu (Sergi Roberto 46), Umtiti, Mascherano; Denis Suarez (Iniesta 46), Busquets, Andre Gomes (Alcacer 61); Neymar, Suarez, Messi

Unused subs: Cillessen, Alena, Carbonell, Digne

Bookings: Alba 7, Neymar 27, Umtiti 33

Red card: Neymar 65.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook