opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

CAMEEY”Buuhoodle kama dagi karto Diyaarad aan fasax nagahaysan ”+COD

Share

Madaxwayne ku xigeenka Puntland Mudane C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camay ayaa ka hadlay diyaarado dhawaan ka degay Garoonka diyaaradaha magaalada Buuhoodle.

Madaxwayne ku xigeenka Puntland ayaa sheegay diyaarad aan fasax ka haysan wasaarada duulista hawada iyo Garoomada Puntland inaysan ka degi karin Buhoodle ayna tahay deegaan ay hawadeeda Maamulaan Puntland sida uu sheegay Camay.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Qiray inay horay u diideen madax ka tirsan maamulka Khaatumo inay ka baxaan Garoonkaasi ayna tahay cidii doonaysa inay ka degto inay fasax ka hesho wasaarada duulista hawada iyo garoomada Puntland.

Ugu danbayn Madaxwayne ku xigeenka Puntland ayaa sheegay diyaaradii doonaysa inay ka degto Magaalada Buuhoodle garoonkeeda inay marka hore kasoo degto magaalada Garowe si baaritaan loogu sameeyo waxay waddo iyo halka ay u socoto.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

2 thoughts on “CAMEEY”Buuhoodle kama dagi karto Diyaarad aan fasax nagahaysan ”+COD”

  1. mohamed sulub says:

    Hadalka madaxweye kuxigenka punland Eng Abdixakin cumar cmay wa arin Qaynuni ah,waxad garanaysa in uu yahay mesha uu kaso jedo xilkana uhayo,wa ku saxan yahay wana tilabo muhim ah.

  2. mohamed sulub says:

    Hadalka madaxweye kuxigenka punland Eng Abdixakin cumar cmay wa arin Qaynuni ah,waxad garanaysa in uu yahay mesha uu kaso jedo xilkana uhayo,wa ku saxan yahay wana tilabo muhim ah.magalada buhoodle wax uqabashadeda waxa xaq uleh masulinta udhalatay,hadii diyarado iska so degan aan la’aqoon waxay wadan iyo cida aay kasocdan tasi waxay noqonaysa meel aan cidlahan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook