opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Chelsea oo ku tumatay Bournemouth +Sawiro

Share

Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa Guul weyn ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay ladheeleen kooxda Bournemouth kaas oo ay ku Garaaceen 3-1 Waxaana ay dib u soo ceshadeen in ay Horyaalka ku Hogaamiyaan 7 dhibcood.

Goolasha Chelsea ayaa Kan koowaad ahaa mid ay iska dhaliyeen kooxda Bournemouth Goolasha kalana Waxaa kala dhaliyey Xidigaha kala ah Eden Hazard iyo Marcos Alonso Waxaana Chelsea ay muujiyeen awooda ay u leeyihiin in Xiligaan ay qaadi karayaan Horyaalka England.

AFC Bournemouth: Boruc, Adam Smith, Francis, Steve Cook, Daniels, Fraser (Gradel 84), Arter, Wilshere, Pugh (Ibe 71), King, Afobe (Mousset 77).

Subs: Brad Smith, Lewis Cook, Allsop, Cargill.

Goals: King 42

Yellow cards: Arter, Gradel

Chelsea: Courtois, Azpilicueta, Luiz, Cahill, Moses (Zouma 90+2), Kante, Matic, Alonso, Pedro (Willian 88), Costa, Hazard (Fabregas 84).

Subs: Begovic, Batshuayi, Terry, Chalobah.

Goals: Adam Smith og 17, Hazard 20, Alonso 68

Yellow cards: Pedro, Kante, Moses

Referee: Andre Marriner (West Midlands).

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook