opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gaas oo Gaalkacyo kaga Dhawaqay Arin La Hadal Hayay +Cod

Share

Wafdiga Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa Garoonka DiyaaradahaMagaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka, kan Degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Waxaa uu Safar uu kaga Yimid Magalada Muqdisho

C/wali Maxamed Cali (Gaas) Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa Magaalada Muqdisho uga qeyb galay shir ay qeyb ka ahaayeen Madaxda Dowladda iyo Madaxda Maamul Goboleedyada, kaasi oo diirada lagu saaray dhismaha Ciidan Qaran iyo sidii loo wajahi lahaa shirka Bisha soo socota ka furmaya Magaalada London.

Madaxweyne Gaas ayaa warbaahinta u faah faahiyay safarka uu ku tagay Magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay in guul uu ku soo dhamaaday isagoo dhanka kale ka halay xaalada Gaalkacyo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook