opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gareth Bale oo seegi doona Kulanka Bayren Munich iyo Kulanka El Clasico+Sawiro

Share

Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Gareth Bale ayaa lacadeeyey in uu seegi doono kulanka lugta labaad ee koobka Horyaalada yurub ee ay ladheelayaan Bayern Munich.

Gareth Bale ayaa dhaawac ku seegaya sidoo kale kulanka El Clasico in kasta oo aan sicad loogu dhawaaqin in uu Cayaartaas seegi doono hadana Waxaa Real Madrid ku dhawaaqday in uu ka maqnaan doono kulanka Bayren Munich.

Macalinka Real Madrid Zinedine Zidane ayaa sheegay in Xidiga dalka Wales ee Gareth Bale uu seegi doono kulanka Bayern Munich ee ah lugta labaad koobka Horyaalada yurub kaas oo ay lugtii hore ku so badiyeen 2-1.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook