opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo Oslo Lagusoodhaweeyay +76 Sawirro +Video

Share

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ahna Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga Wadani Isla markaasna ah Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland C/raxmaan Ciro ayaa magaalada Oslo ee Caasimada Norway siwayn loogu soodhaweyay waxaana soodhawayntiisa kaqeyb galay jaaliya Somaliland ee Norway iyagoo uga hortagay gardermoen airport .
Wafdigan ayaa kakoobnaa Musharax madawayne kuxigeenkiisa, Hogaamiyaha Xisbiga wadani Xirsi, Xildhibaan Xoog, iyo Rag kaloo culus oo xisbiga katirsan.
waxaa lagu wadaa in maalinta Jimcaha ah uu lahadlo jalaiyada Somaliland ee Norway isagoo uga warbixindoona xalada guud ee dalka iyo doorashooyinka lafilayo inay dhacaan sanadkan gudihisa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook