opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudoomiye Salemaan Gaal oo kaqeyliyay Mooshinka Baarlamanka Somaliya +Video

Share

Gudoomiyaha golaha guurtida ee Somaliland oo maanta dib uga laabtay magaalada Hargesa ayaa si kulul uga hadlay mooshinka yaalo barlmaaanka Soomaaliya kaasoo ku aadan Saldhiga milateri ee Imaraadka ka dhisanaayo magaalo xeebeedka Berbera.

Gudoomiye Salemaan ayaa sheegay in barlamaanka Soomaaliya cadow ku yihiin hormarka ay gaartay Somaliland waxaana uu sheegay in shacab iyo xukumad ay tashteen.

“Ma ogolaan doono wax waliba oo barlamaanka Soomaaliya ay gaaraan balse shacabka Somaliland waxaana ugu baaqayaan in iska fureyaan wax waliba oo halkaas kasoo yeera” ayuu yiri gudoomiyaha golaha guurtida somaliland.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook