opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudoomiyihii Rugta ganacsiga Galmudug oo diiday Xilka qaadis lagusameeyay +Cod

Share

Gudoomiyihii  Rugta Ganacsiga Galmudug Maxamed Cabdullaahi Marteelo ayaa sheegay in uusan wasiirka ganacsiga Galmudug ka qaadi Karin xilka

Maxamed Cabdullaahi Marteelo  Ayaa waxa uu sheegay in xilkaan uusan aheyn mid Dowladeed

Maxamed Cabdullaahi Marteelo waxa uu sheegay in xilkaan ay Udoorteen Ganacsatada Galmudug .

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook