HAMBALYO HAMBALYO MEHER WACAN GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX

Hambal Hambalyo

Anagoo kala ah

1- Awoowe Sadiiq Xasan Cali Buraale
2- Awoowe Yuusuf Xasan Cali Buraale
3- Adeer C/raxmaan Yuusuf
4- Abti C/salaam Sadiiq
5- C/raxmaan Maxamuud Canshuur
6- Liibaan Shuuriye
7- Bishaar M Amaan
8- Caasha C/raxmaan Yuusuf
9- Macalin Ibraahim C/raxmaan
10- Cali Adam Daad
11- Shee Muuse Xasan
12- Hasan Garaad
13- Abdirashiid Xasan Dacar
14- Abshir C/raxmaan Yuusuf
15- Zaynab Tahliil
16-Maxamuud Bile Weeroow
17- Bille Guure

18- Abdirahman Sheekh Yuusuf
19- Abdile Maxamed Cabdinuur
20- Xaaji Mahdi
21- Sheekh Maxamuud Sheekh Xasan (Abuudalxa)
22- Drs Cosob Maxamed Yuusuf
23- Ayaan Maxamed Yuusuf
24- Shacni Maxamed Yuusuf
25- Iman Maxamed Yuusuf
26- Sadiiq Carab
27- Nasiib Cali Axmed
28- Macalin Liibaan
29- C/fataax afgaab
30- C/risaaq Kadawe
31- Xasan Hire
32- C/qaadir Itop
33- C/shakuur Xaaji Budul

Waxaan Halkan hambalyo iyo Bogaadin aan lasoo koobi karayn uga diraynaa Boqorka iyo Boqorada, lamaanaha is mehersadey Abdikerim Maxamed Yusuf iyo Bilan Cumar Cawaale oo Meherkoodu kadhacay Kolbotn/Oslo Norway 16.04.2017.

Waxaan leenahay Allah haydinka dhigo kuwii isku waara weligood ee aan kala xiiso gony.

Allah haydin kala siiyo Ubad khayr qaba oo dalkooda,Diintooda,Dadkooda Anfaca.

Wiil iyo Caano Gabadh iyo barwaaqo haydin kusimo Nolol wanaagsan Arsaaq Xalaal ah  iyo Aduun waasaca insha Allah.

Bahda Wardoon.net waxay idiin leeyihiin Guurkiina Guur khayr.

Gurigiinu guri negi Guulow kayeel.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “HAMBALYO HAMBALYO MEHER WACAN GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX”

  1. Ali says:

    Maash Allahu Illahay ha barakeeyo reerka Cusub
    Aamiin Aamiin Aamiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook