Imisa Koob ayey AC Milan qaaday intii uu Silvio Berlusconi maamulayay +Sawiro

Kooxda Kubada Cagta AC Milan Waxaa macasalaameeyey Madaxweynihii Maamulayey 30 kii Sanadood ee la soo dhaafay kaas oo lagu Magacabo Silvio Berlusconi isaga oo iska iibiyey Naadigaan oo ay kala Wareegeen Maal qabeeno shiinays ah.

Silvio Berlusconi oo ahaa Ninkii Maamulayey kooxdaan aadka u Taageeraha badan ayaa intii uu Madaxweynaha ka ahaa 29 koob oo Caalami ah Waxaa kaloo kooxdaan soo maray qaar ka mid ah Xidigihii ugu Waa weynaa ee Caalamka soo maray kuwaas oo uu Naadiga keenay intii uu Maamulayey.

AC Milan ayaa maal qabeeno shiineys ah Waxa ay ku iibsadeen lacag dhan £630m Waxaana Silvio Berlusconi  uu uga duuli doonaa Garoonka San Siro diyaaradii Helikobtarka ahayd ee uu kuyimid Maalinkii uu iibsaday kooxdaan.

Hadaba AC Milan imisa koob ayey qaaday intii uu Madaxweynaha ka ahaa Silvio Berlusconi?

Serie A (8): 1987-88, 1991-92, 1992-93, 1993-94, 1995-96, 1998-99, 2003-04, 2010-11

Coppa Italia (1): 2002-03

Supercoppa Italia (7): 1988, 1992, 1993, 1994, 2004, 2011, 2016

European Cup (5): 1988-99, 1989-90, 1993-94, 2002-03, 2006-07

UEFA Super Cup (5): 1989, 1990, 1994, 2003, 2007

Intercontinental Cup (2): 1989, 1990

Club World Cup (1): 2007

Macalimiintii soo Maray soo maray AC Milan intii uu Maamulayey Silvio Berlusconi?

Nils Liedholm – 1986-87

Arrigo Sacchi – 1987-91

Fabio Capello – 1991-96

Giorgio Morini – 1996

Arrigo Sacchi – 1996-97

Fabio Capello – 1997-98

Alberto Zaccheroni – 1998-2001

Mauro Tassotti – 2001

Antonio Di Gennaro – 2001

Carlo Ancelotti – 2001-09

Leonardo – 2009-10

Massimiliano Allegri  – 2010-14

Mauro Tassotti – 2014

Clarence Seedorf – 2014

Filippo Inzaghi – 2014-15

Sinisa Mihajlovic – 2015-16

Cristian Brocchi – 2016

Vincenzo Montella – 2016-present

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook