Isku aadka koobka Europa League oo lasameeyey

Waxaa Goordhow lasameeyey isku aadka koobka xiisaha badan ee Europa League iyada oo loo sameeyey 4 tii kooxood ee u soo baxday Semifinalka koobkaan.

Isku aadka koobka UEFA Europa League ayaa Waxaa isku soo beegmey kooxaha Manchester United ee Celta Vigo Waxaana lagu tilmaamay in uu yahay kulankaan midka ugu adag Cayaaraha Wareega Semifinalka koobka Europa League.

Waxaa kaloo isku soo beegmey kooxaha kala ah Ajax iyo Lyon Waxaana kulanka koowaad lagu dheeli donaa Garoonka (Amsterdam ArenA) halka Cayaarta kale lagu Hormari dono Garoonka Celta Vigo ee (Balaidos)

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook