John Terry oo 22 Sano kadib kategay Chelsea+Sawiro

Daafaca kooxda kubada Cagta Chelsea John Terry ayaa ugu damabayn ku dhawaaqay in uu ka dhaqaaqi doono kooxda Chelsea Naadigaas oo uu u dheeli doono mudo 22 Sano ah.

John Terry oo bartiisa bulshada soo dhigay Warka sheegaya in uu Katagi doono kooxda Chelsea 22 Sano kadib Marka uu dhamaado Xiligaan ayaa Taageerayaasha Chelsea ku noqdey mid layaab leh oo aysan fileyn waligood in ay ka maqli doonaan Xidigaan oo ay aad u jecelyihiin.

Cayaaryahanka dalka England ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in marka uu dhamaado Xiligaan uu katagi doono kooxda Chelsea oo uu laqaaday 14 Koob oo muhiim ah Waxa uuna Go aankaas qaatay Maanta oo isniin ahayd.

4x Premier League (2004-05, 2005-06, 2009-10, 2014-15)

1x Champions League (2012)

5x FA Cup (2000, 2007, 2009, 2010, 2012)

1x Europa League (2013)

3x League Cup (2005, 2007, 2015)

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook