Jose Mourinho oo afar ka mid ah Cayaartoydiisa kutilmaamay Nacasiin kadib kulankii West Brom +SAWIRRO

Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa Nacasiin kutilmaamay 4 ka mid ah Cayaartoyda kooxdiisa kadib kulankii bareejada ku dhamaaday ee ay ladheeleen kooxda West Brom.

Jose Mourinho oo Markii Cayaartu dhamaatay lahadalayey TV ga Man United ayaa yiri Waxaa jira 4 Cayaaryahan oo faloob ahayd kulankaan bareejada ku dhamaaday kuwaas oo si Nacasnimo ah u dheeley.

Mourinho ayaa ku dhawaaqay Magacyada 4 Cayaaryahan oo kala ah Anthony Martial, Marcus Rashford, Jesse Lingard iyo Henrikh Mkhitaryan kuwaas oo ku eedeeyey in kooxdiisu bareejo 0-0 ah lagasho Naadiga West Brom.isaga oo weliba jooga Garoonkiisa Old Trafford.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook