opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Weeraray hey adaha gargaarka +Cod

Share

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) ayaa waxa uu dhaliil kala dul dhacay Hay’adaha caalamiga ah ee ka howlgala Degaanada Puntland.

Camey ayaa sheegay masuuliyiinta Hay’adahaas badankood in ay u muuqdaan kuwo dalxiis ku jooga Puntland, hase ahaateen aan wax shaqo ah u heyn shacabka ku dhaqan Puntland.

Waxa uu sheegay Hay’adahaas in la doonayo in lagula xisaabtamo shaqooyinka ay hayaan, isaga oo dhanka kale shacabka iyo Puntland ugu baaqay in ay samyeen iskutashi ay kaga maarmi karaan Hay’adahaasi.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Weeraray hey adaha gargaarka +Cod”

  1. mohamed sulub says:

    waxan sojedinaya Hayadaha samafalka ee ka hawlgala puntland in aay shaqadoda si habsami ah ugutan,Hayadii shaqadadeda gudan weyda in wadanka iska baxdo,waxa masulinta puntland wajib saran ku in lasameyo hayadaha samaflka ee ka hawlgala puntland in nidam losameyo,iyo Hayad Qabilsan oo lasocota waxay qabnayan lana xisabtanta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook