Man United oo 2-0 kugaracday Chelsea +Sawirro

Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa Guul ay u baahnayd ka Gaartay kulankii ay ladheeleen Hogaamiye yaasha Horyaalka England ee Chelsea kooxdaas oo ay u qabeen ciil Gaamuray.

Manchester United ayaa 2-0 kaga badisay Chelsea Waxaana Goolasha u kala dhaliyey Xidigaha kala ah Marcus Rashford iyo Ander Herrera waxaa kaloo Man United Maanta muujiyeen awood xoog badan oo ay ku muquuniyeen Chelsea.

Manchester Utd: de Gea, Valencia, Bailly, Rojo, Darmian, Fellaini, Ander Herrera, Pogba, Lingard (Carrick 60), Rashford (Ibrahimovic 83), Young (Fosu-Mensah 90).

Subs: Blind, Romero, Mkhitaryan, Shaw

Goals: Rashford 7, Herrera 49

Yellow cards: Herrera, Rojo, Ibrahimovic

Chelsea: Begovic, Zouma (Loftus Cheek 83), Luiz, Cahill, Moses (Fabregas 54), Kante, Matic (Willian 66), Azpilicueta, Pedro, Hazard, Costa.

Subs: Ake, Batshuayi, Terry, Eduardo.

Yellow cards: Costa, Cahill, Fabregas

Referee: Robert Madley (West Yorkshire).

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook