Masuulyiin Ka Tirsan Ahlusuna Oo Ka Hadlay Diyaradii Dowlada U Dirtay Gurceel +Cod

diyaaradan oo waday Gar-gaar ayaa maanta dowlada Soomaaliya waxa ay u dirtay dagmada Gurceel ee gobolka Galgaduud si wax loogaarsiiyo dadka aya baarta sameesay.

masuulyiin uu ka mid yahay madaxweyne ku xugeynka maamulka Gobolada dhaxe ee ahlusuna ayaana warbaahinta kula hadlay eelboorka magalada Gurceel waxa ayna soo dhaweeyeen talaabadan ay dowlada Soomaaliya qaaday taa oo ku aadan in diyaarad gar-gaar loo diro goobaha uu ka arimiyo maamulka Gobolada dhaxe.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook