Monaco oo Markale ku tumatay Borussia Dortmund +Sawirro

Kooxda kubada cagta Monaco ee dalka France ayaa markale ku tumatay kana reebtay koobka Horyaalada yurub kooxda Borussia Dortmund iyaga oo Xaqiijiyey in ay usoo baxeen Semifinalka koobkaan.

Kooxda Monaco oo u awood sheegatay Borussia Dortmund ayaa Waxaa Goolasha u kala dhaliyey Xidigaha kala ah Kylian Mbappe Radamel Falcao iyo Thomas Lemar’Waxaana Cayaartu ku dhamaatay 3-1 cel celis ahaan labada kulana waxaa Noqoneysaa 6-3.

Monaco:

Subasic, Toure, Glik, Nascimento, Mendy, Silva (Raggi), Moutinho,Bakayoko, Lemar, Falcao (Dirar), Mbappe (Germain)

Unused subs:

Moraes, de Sanctis, Cardona, N’Doram

Bookings:

Goals: Mbappe (3), Falcao (17), Germain (81)

Borussia Dortmund:

Burki, Piszczek, Papastathopoulos, Ginter, Durm (Dembele), Weigl, Sahin, Guerreiro (Pulisic), Kagawa, Reus, Aubameyang

Unused subs:

Weidenfeller, Bender, Merino, Castro, Schmelzer

Bookings:

Goals: Reus (47)

Referee: Damir Skomina.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook