opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Neymar oo seegidoono kulanka El Clasico +Sawirro

Share

kadib Markii Calaamada Casaanka ah lasiiyey Xidiga kooxda Barcelona ee Neymar kulankii kooxdiisa looga badiyey 2-0 ee ay ladheeleen Kooxda Malaga ayaa waxaa soo baxa Warar sheegaya in ay Macquul tahay in Cayaaryayhanka dalka Braziil uu Ganaax dheeraad ah ku seego Kulanka 23 ka bishaan ay Barcelona la dheeli doonto Real Madrid.

Neymar ayaa Calaamada Jaalaha ah ee koowaad lasiiyey kadib markii uu daahiyey bulisyoon loo dhigay kooxda Malaga isla Markaana uu kab ku xirtay halkii kubada laga Tuuri lahaa isaga oo sidoo kale daqiiqadii 65 aad qaatay Jaalihii labaad kadib markii uu kubad ka soo dheeraatay ku dilay daafaca Diego Llorente.markaas oo Calaamada Casaanka ah lasiiyey.

Sida Xaqiiqda ah Waxa uu seegi doonaa kulanka Barcelona ladheeli doonto 15 ka bishaan Naadiga Real Sociedad balse Waxaa jira in Neymar uu u Sacbiyey Garsooraha 4 aad Markii uu Garoonka ka sii Baxayey taas oo keeni karta in kulan labaad ama sedexaad laganaaxo Waxaase laga War sugayaa Warbixinta Garsoore Gil Manzano taas oo keeni karta Ganaax dheeraad ah ama in loogu ekeeyo hal kulan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Neymar oo seegidoono kulanka El Clasico +Sawirro”

  1. asc waxuu ahaa mid qalad ah casaanka lasiyay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook