opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Nin Cadaan ah oo Gabadh Soomaaliyeed Qaba, oo Sheegtay inuu Shareecada ku maamulayo Minneapolis +Video+SAWIRRO

Share

Soomaalida ku dhaqan Gobolka Minnesota gaar ahaan xaafada Ceder ayaa la soo deristay walaac xoogan ka dib markii saxaafada maraykanka ay baahiyeen nin sheegtay in uu dadka kala talinayo xumaha balse Bulshada Soomaalida ay u arkaan arin halis gelin karta jiritaankooda.

Ninkani oo lagu magacaabo Cabdul Rashiid oo da’diisa lagu sheegay 22 jir ayaa samaystay calaamad sheegashadiisa la xariirta ayaa sawiradiisa lagu baahiyey baraha Bulshada waxaana laga soo xigtay in uu doonayo in shareecada uu ku xakumo xaafada Ceder oo ah xaafada ay Soomaalida ku badan tahay waxaana la sheegaa in xaafadani ay degan yihiin ku dhawaad toban kun oo Soomaali ah.

Hadaba si aan faal faahin ugu helno ayaa waxaa noo suura gashay in aan la kulano Ooridisa oo Soomaali ah oo lagu magacaabo Qadro ayaa sheegtay in warka sida loo dhigay uusan ahayn balse ay doonayaan in dadka ay ka caawiyaan wixii shareecada ay qabto.

Dhanka kale Ninkani eedeemaha loo soo jeediyey ayaa ah in uu sheegtay oo uu ciwaan ka dhigtay masjidka Imaamu Shaafici oo ku yaala xaafada Ceder balse maamulka Masjidka Dr Sheekh C/qani Qardhaawi ayaa arintaasi beeniyey.

Ugu Danbeytii qaar ka mid ah horjoogayaasha Jaaliyada iyo waalidiinta ayaa arintani ka muujiyey walaac hor leh, waa kan C/risaaq Biixi oo ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa bulshada Soomaalida Minneapolis wuxuu ka horeyn ka hadlayaa walaaca laga qabo sheegashada ninkani.

HALKAN KA AQRI

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook