opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Oydaasha Puntland oo sheegay in Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo uu yahay Garoon Ugaar ah Puntland +Cod

Share

Nabadoon Cabdi samad ayaa ka hadlay xiisada la sheegay in ay jirto Garoonka diyaarada Gaalkacyo.

Waxa uu sheegay Nabadoonka in Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo uu yahay mid Maamulka Puntland gaar uleeyihiin .

Waxa uu sheegay in arimaha ku aadan xiisada Garoonka Gaalkacyo ay tahay warar been abuur ah.

Nabadoonka ayaa dhanka kale ka hadlay wadooyinka ku xiran magaalada Gaalkacyo kuwaasi oo qaarkood xiran waqti dheer ah.

Waxa uu Cabdi Samad uu tilmaamay in Puntland furaan wadooyinka xiran isla markana dhanka Galmudug ka rajeynayaan sidaasi.

Hadalka Nabadoonka ayaa imaanaya iyadoo Garoonka Gaalkacyo laga soo sheegay maalmahan xiisad jirto.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook