opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

PSG oo Taariikh Cusub ku soo kordhisay Horyaalka France+Sawiro

Share

Kooxda Kubada Cagta PSG ee dalka France ayaa Gaartay Guul Taariikhi ah kadib markii ay 4-1 kaga badiyeen kooxda ay Xafiiltamaan ee Monaco.

PSG ayaa sidoo kale ku Guuleysatay Koobka Coupe de la Ligue kadib markii ay kafara marooqsadeen Kooxda Monaco oo ay wada dheeleen Sabtigii Finalka koobkaas.

Goolasha kooxda PSG Waxaa kala dhaliyey Xidigaha kala ah Edinson Cavani oo 2 Gool dhaliyey iyo Angel Di Maria iyo Julian Draxler oo labada kale qaybsaday.

Naadiga PSG ayaa hadaba Taariikh cusub ku soo kordhiyey kubada Cagta dalka France kadib markii ay noqotey kooxdii u horeysey ee Taariikhda qaada 4 Mar koobka Coupe de la Ligue kaas oo ay Xalay siweyn ugu dabaal dageen Markii ay Xoog uga qaateen Naadiga Monaco oo hada jooga 8 dhamaadka koobka Horyaalada yurub Hogaanka u haysa Horyaalka Ligue 1 ka dalkooda.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook