Ronaldo iyo Real Madrid oo Cagta mariyey Bayern Munich +Sawirro

Kooxda kubada cagta Real Madrid iyo Cayaaryahankeeda Cristiano Ronaldo ayaa Cagta mariyey Naadiga Bayern Munich oo ay kula dheeleen Garoonkeeda Allianz Arena Cayaartii Lugta koowaad Wareega 8 dhamaadka koobka Champions League.

Real Madrid ayaa 1-2 ku Garaacday Naadiga awooda badan ee Bayern Munich oo ku dheeshey Cayaartaan 10 Cayaaryahan markii uu Roose ka qaatay daaafaceeda dalka Spain ee Javi Martinez markii uu laba qalad oo Xiriir ah ku galay Ronaldo.

Bayern Munich ayaa Goolka kala hormartay Real Madrid waxaana Madax layaab leh u dhaliyey Xidiga dalka Chille ee Arturo Vidal isla isaga ayaana kooxdiisa ka qasaariyey Rigoore loo dhaigay Waxaase dhacday in Real Madrid dhaliyeen 2 Gool oo uu wada dhaliyey Xidiga Cristiano Ronaldo Goolashaas oo ahaa kuwo aad u qurux badan.

Bayern Munich: Neuer; Lahm, Martinez, Boateng, Alaba; Alonso (Bernat, 64), Vidal; Robben, Alcantara, Ribery (Costa, 66); Muller (Coman, 81)

Subs not used: Rafinha, Kimmich, Sanches, Ulreich

Booked: Alonso, Martinez, Vidal

Sent off: Martinez

Goals: Vidal 25

Real Madrid: Navas; Carvajal, Nacho, Ramos, Marcelo; Modric (Kovacic, 90+1), Casemiro, Kroos; Bale (Asensio, 59), Benzema (Rodriguez, 83), Ronaldo

Subs not used: Isco, Casilla, Danilo, Morata

Booked: Kroos, Carvajal

Goals: Ronaldo 47, 77.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook