opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Thomas Tuchel” UEFA Waxa ay Nagu qasbeen in aan dheelsiino Cayaartoy Argagaxsan +Sawiro

Share

Macalinka kooxda kubada Cagta Borussia Dortmund Thomas Tuchel ayaa Weerar ku qaaday Xiriirka kubada cagta qaarada yurub ee UEFA isaga oo ku eedeeyey in ay Cayaartoyda kooxdiisa ku qasbaan in ay dheelaan iyaga oo weli dhegahooda kasii yeereyso qaraxyadii lala beegsaday.

Thomas Tuchel”Waxaan aad uga xumahay in Xiriirka kubada cagta yurub ee UEFA Nagu qasbaan in aan dheelno 24 saac Wax kayar xiligii qaraxyada Nalaku Weeraray iyaga oo Garan waayey sida uu sheegay in ay fahmaan dhibka maskixiyan ku dhacay Cayaartoyda Naadiga Borussia Dortmund.

Kooxda Borussia Dortmund ayaa looga badiyey 3-2 kulankii koobka Horyaalada yurub ee ay la dheeleen Kooxda dalka France ee Monaco Waxaase jirta in Macalinka iyo Taageerayaasha Naadigaas ay ku eedeeyeen in la dheelsiiyey Xili aan habooneyn oo maskixiyan aysan fiicnayn Cayaartoyda Naadiga dalka Jarmalka Maadaama qaraxyo lagu Weeraray.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook