opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wada Hadalka Galmdug iyo Ahlusuna oo Muqdisho kafurmay +Cod+Sawirro

Share

Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa waxaa ka furmay wada hadalo u dhexeeya dawlad gobaleedka galmudug iyo ururka ahlusuna waljamaaca ee gobalada dhexe ee dalka soomaaliya

Wada hadalada oo ay garwadeen ka tahay dawlada dhexe ee soomaaliya ayaa si hordhac ah kaga bilowday magaalada muqdisho waxaana ka qayb galaya wafuud ka socota labada dhinac ee galmudug iyo ahlusuna ,Xildhibaan maxamed xasan geelle afhayeenka gudiga doorashada galmudug oo ka mid ah wafuuda ka qayb galaysa shirkaasi ayaa waxa uu ka hadlay qaabka uu wada hadalku u furmay.

 

 

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook