opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xildhibaan Qaasim Maxamed Cali “Maxamed Xaashi heshiiska uu galo halkuu geeyn lahaa ayaa laga doonayaa”+Cod

Share

Xildhibaan Qaasim Maxamed Cali oo isagoo ku sugan magaalada Cadaado wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Allgalgaduud Media, ayaa waxa uu sheegay in Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi uu ku matali karin maamulka Galmudug heshiiska wadahadal ee lagu wado in uu dhawaan uga furmo magaalada Muqdisho Ahlusunna iyo Galmudug.

Xildhibaan Qaasim Maxamed Cali ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi uu deegaanada uu kasoo jeeda waxba tari karin iskaba daa’e inuu Galmudug uu u galo heshiiis, waxuuna Xildhibaan Qaasim intaasi raaciyay Heshiiska uu galayo halkuu geeyn lahaa ayaa laga doonayaa Maxamed Xaashi Cabdi.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook