Xuska Laylatul micraajka oo Norway Lagu Qabtay +Sawirro +Video

Waxaa habeenkii xalay laguqabtay magaalada Oslo eee Caasimada Norway Xuska Laylatul micraajka taasoo ah habeenkii ladheelmiyay Nabigeena Suuban Csw ee loodheelmiyay Samada.
Waxaana halkaas loogaga sheekeeyay sidii ay u dhacday dheelminta Rasuulkeena Suuban Csw iyo waxa lagusoo waajibiyay umadiisa ee ahaa 5ta Salaadood ee aan hada dukano .
waxaa kasooqayb galay xuskaas Jaaliyada Norway oo isugu jira qeybaheeda kala duwan, waxaana halkaas Muxaadarooyin kasoojeediyay mashaa iqda Ahlusuna ee Norway oo ay kamid ahaayeen , Sheekh Macalin Muuse, Sheekh Axmed C/kariin ,Sheekh Xasan Daahir ,Iyo Sheekh C/fataax Maxamed.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook