opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Yuusuf Garaad iyo Juxa oo loo Magacaabay Fududeynta Wada-hadalada Galmudug iyo Ahlusuna

Share

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa Guddi Wasiirro ah u magacaabay Fududeeynta Wada-hadalka Ahlusunna iyo Galmudug.

Guddiga Wasiiradda lamagacaabay waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar.

Maanta ayaa lagu wadaa In R/wasaare Xasan Cali Kheyre uu la kulmo wafdiga ka socda Dhinaca Maamulka Galmudug.

Waxaana la filayaa in Caawa ama Berri uu si toos ah u furmo ay Wada-hadaladu u bilaaban doona Galmudug iyo Ahlusunna.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook