opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cesar Azpilicueta oo loo aqoonsaday boqorka baasaska aan qaldamin ee Horyaalka Premier League

Share

Waxaa gebo gebo maraya Horyaalka Premier League dalka England kaas oo la soo gaba gabayn doono Maalinka Aaxada ah ee Nagu soo foolka leh Waxaana lasoo Saaray Liiska Xidigaha Sameeyey baasaska ugu badan ee aan qaldamin.

Hadaba Taajka Boqorka baasaska Horyaalka Premier League Waxaa loo suray Xidiga daafaca dambe uga dheela Naadiga Chelsea ee Cesar Azpilicueta kaas oo Sameeyey baasaskii ugu badnaa ee aan Marna qaldamin.

Hadaba yaa kujira Liiska uu Hogaaminayo Cesar Azpilicueta?
PASSES COMPLETED IN THE PL

Player                              Passes completed
Cesar Azpilicueta                       2040
Granit Xhaka                              1921
Paul Pogba                                  1816
Ander Herrera                            1815
N’Golo Kante                              1783

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook